|
CeelBuur
Magaalada CeelBuur Waxay ku taala Gobollka Galgaduud ee Somaaliya, Waxay Dagmada CeelBuur ay ka Mid tahay Dhoor ka Magaalo ee Taariikhda ku leh waqti ya hore, Balse magaca Magaalada Ceelbuur marka ay dad ka qaar, dhagahooda ay ku soo Dhacdo, Waxaa durba ku soo ay Soo xasuusanayaan CeelBuur ku yaale iyo Dhagaxa Dheeman ka ilaah Dagmadaasi ugu deeqay ee Burjuko Ama Girgiro qof ba suu u yaqaan, laga Sameeyo iyo wax yaabo kale oo manaafacad ah sida farshaxan ka Nuucyadiisa kala duwan.
Bal daawo Daafaha Degmada CeelBuur, Dad iyo Daaraha ku yaal, Dhul iyo Duunyadiisa ku dhaqan, Marka Daruuraha Roobku ay ku hooran, Nacfiga Daaqsinta iyo dalaga beeraha, Baliyada Dur dura oo xareeda Daadsan Daafaha Magaaladeee, adigaa ka bogon Doona marka aad dawaato, Bal Daawo Bari sey aheyd Degmada CeelBuurBilowgii qarnigan aynu ku jirno.
W.D:M.Y.D <Moha Madka>
www.SomaliMediaStation.com
Somalimediastation@hotmail.co.uk
|
|