Madaxwaynihii ugu horeeyay ee Somalia Dhaarintiisi xilka iyo Maalintii Xoriyada ee 1960gii bal daawo taariikhdu waa ma guuran waa meerto aan hareyn waa mudan alley la he lagu xasuusto maalintii Somalia ay ka xorowday Gumeysigii muda dalka gacanta ku hayay.
somalimediastation@hotmail.co.uk SomaliMediaStation.com