Waxaa hubaal ah Marka qof waliba uu maqlo magaca (Saalax Qaasim Naaji ) inuu durbo soo xasuusanayo heesihii berisamaad kii uu ku luuqeyn jiray, Ruwaayadihii uu sida wayn uga dhex muuqday jili taan kooda waxaa dad ku inta badan ay ku xasuustan Ruwaayidihii uu kaqeyb galay sida Ruwaaydihii (Doob qalanjadii gabay) (Beenay waa Run) iyo waliba Laxameynta Heesaha oo uu ku caan ahaa fanaan ka wayn ee Saalax Qaasim Naaji.
Hadaba aqristayaal bal aan dib idin xasuusino qaar ka mid heesihii uu ku caan ahaa Fanaan kii Caanka ah ee Saalax Qaasim Naaaji bal daawo
W/D:Mohamed Ahmed (Moha Medka)
somalimediastation@hotmail.co.uk SomaliMediaStation.com